
#75: Sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast - Maxaa nagu soo kordhay?
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waa sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast. Ilaaheey baa mahadleh, ismana leheen ilaa intaan baad wadi doontaan. Waxaan ka wada hadleynaa aniga iyo Sagal sidaan ku biloownay, maxaa naga saaciday inaan sii wadno iyo weliba waxyaabaha cusub ee nagu soo kordhay.
Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneynaa ineey nala wadaageen mawduucyada ay jecel yihiin inaan ka hadalno sanadkaan soo socda.
Nagala soo xiriira: [email protected]
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Ha ilaawina inaad subscribe sameeysaan.
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
D'autres épisodes de "Ladnaan Podcast"



Ne ratez aucun épisode de “Ladnaan Podcast” et abonnez-vous gratuitement à ce podcast dans l'application GetPodcast.








