Ladnaan Podcast podcast

#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado

18/05/2026
0:00
28:13
Reculer de 15 secondes
Avancer de 15 secondes

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah.

Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno.

Heesta hordhaca Maslax Mideeye. 

D'autres épisodes de "Ladnaan Podcast"