Somali Motivation podcast podcast

Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteem

0:00
12:48
15 Sekunden vorwärts
15 Sekunden vorwärts
Marka uu  ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.

Weitere Episoden von „Somali Motivation podcast“