Ladnaan Podcast podcast

# 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka

0:00
42:58
15 Sekunden vorwärts
15 Sekunden vorwärts

Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. 
Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: 

  • Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka?
  • Goorma ayaan bilaabeynaa?
  • Miyaan u baahan nahay in da' walbo aan si u barno?
  • Maxaa inoo shaqeeyay?

Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
 
 Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
  Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
 waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
 
 

Weitere Episoden von „Ladnaan Podcast“