Dood Siyaasadeed Waxka Bedelka Dasturka iyo Dowladnimada Presidential iyo Parlimentry
25.12.2023
0:00
13:13
dood dhexmartay Lataliayaah a Maxweynaha arimaha JFDS Mduane Xasan Shiikh Maxmuud ee arimaha Dasturka iyo Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo ka biyo diidan qaabka ay dowald ugu dhex milantay hoowsha barlamaanka
doodaan aya aheyd mid diirada sartay qaabka wax looga bedeliakro dasturka iyo masiirka Somaliland. taas oo uuka hadlay Xildhaab yusuf Gama'diid oo ka tirsan golaha shacabka barlamanka 11aad.
iyo xuseyn shiikh amxmuud oo ah lataliye sare xafiska madaxweynaha arimaha dasturka kaa oo qabo fikir lahelo nidaam saxan oo dlaka iyo dak lagu hagao. awood dowlaed o osaxan taa oo uljedo in dalka loo bedelo presdiential
Weitere Episoden von „Muqdisho Podcast“
Verpasse keine Episode von “Muqdisho Podcast” und abonniere ihn in der kostenlosen GetPodcast App.