Muqdisho Podcast podcast

Sheekada Odey Wayeel iyo sedexdiisa wiil dhaxalka

0:00
2:08
15 Sekunden vorwärts
15 Sekunden vorwärts

Send us a Text Message.

sheekada Dhaxalwka Odeyga Wayelka 
beri baa waxaa jiray Odeyga Wayelka  oo sedex will dhalay
waxaa damacay in uu dhaxalka u qeeybiyo wilashiisa
aabahai ayaa wilshasiis ku dhahay waxaan doonay qofkii aan beraha masuulka uga dhigilah.  waxaan samey xujo qofkii ka baxa ayaan u dhibaa 
aabahii aya waxaa kenay xujo  taas oo ah
wilashii ayuu  u dhibay miro abuur ah waxaan u faray qofkast 
beertis inuu ku abuuro. labo kamid ah wiilsha ayaa waxa bedeleyn miraha odeyga siiye
mudo sandkadi 
abaahii   ayaa sanad kadib wacay wilka weyn beertia ayaa la arkay waxaka baxay geed ween 
willkii ku xigey ayaa beertiisa la booqday waxaa isna ka baxay geed 
wiilki u yaraa bertiisi ayaa la boqday waxba kama bixin. 


abahiii  ayaa yiri aniga waxaan idiin qeeybi mir aan baxeynin
labdiina waxaa sameysen qiayno miro kale ayad bertey
dhxakii waxa qati wiilki runta shegey

Support the Show.

Weitere Episoden von „Muqdisho Podcast“