Hab Fikirka Tarmuuska podcast

SE01EP10 Waa maxay saddexda caqabadood oo riyooyinka naga hor istaaga? đŸš«đŸŒŸđŸ›‘

0:00
32:49
Spola tillbaka 15 sekunder
Spola framÄt 15 sekunder

                                  Bismilaah; 

Caawa waxaan podcast-ka kaga hadlaynaa: Saddex sababood oo naga hor istaaga riyooyinkeena ⛔🛑đŸšȘ 🌟, saddex waxyaabood oo ay tahay inaan carruurta uga dayano đŸ‘¶âœš, iyo su’aal xiiso leh oo dib kuugu celinaysa xusuusta carruurnimadaadii 🎠.

Dhagaysi wacan! 🎧💡

Fler avsnitt frÄn "Hab Fikirka Tarmuuska"