Hab Fikirka Tarmuuska podcast

SE01EP04: Waa Maxay FutureMe, Maxaase Loogu Qoraa? Ila Qor part 01

0:00
25:32
Spola tillbaka 15 sekunder
Spola framåt 15 sekunder

Qaybtan 1.aad ee 'Ila Qor' waxaan uga hadleynaa waxa aan qorayno, halka aan ku qorayno, iyo sababta muhiimka ah ee ka dambeysa ku qorida Futureme. 🤔 Waa safar lagu ogaanayo sida xusuusta iyo qoraalku isugu xidhan yihiin, oo aan dib ugu milicsaneyno waxa nolosha mid xasuus mudan ka dhigaya. 🤔

Dhagaysi wacan!😊

Fler avsnitt från "Hab Fikirka Tarmuuska"